Wararka

Wasiirka Cadaaladda XFS ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya.

Kulanka oo ka dhacay xafiiska Wasiirka Cadaaladda XFS ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira hormarinta Hay'adaha cadaalada Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya...

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Axmed Mayow Abdulle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle (Col Ruush)...

Ururka IFJ oo sheegay in tirada dhimashada suxufiyiinta caalamka lagu dilay ay garayan 94 sanadkaan sii dhamaanaya ee 2018-ka.

Xiriirka Caalamiga ah ee Suxufiyiinta (IFJ) ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in Saxaafiyiin   iyo shaqaale Warbaahineed oo gaaraya 94 la dilay sanadkaan sii...

Eng. Yarisow oo hambalyeey guuleystaysha Abaalmarinta Mogadishu Awards Abaalmarinta

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu bixinayay Abaalmarinta (Mogadishu Awards 2018), taasoo abaalmarin...

Golaha shacabka oo ansixiyey miisaaniyadda dawladda 2019 iyo sharciyo kale

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa cod geliyay Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2019-ka taasoo cadadeedu ay dhantahay 344,192,685$ oo uu ka muuqdo koror dhan $47.1 Milyan marka loo eego...

Ugu Akhris Badan