Wararka

Wasaaradda Batroolka Soomaaliya iyo Maalgashadayaal Qatar Ka Socda oo is-afgarad Kala Saxiixday

Muqdisho (SNTV):-Wasaaradda Batroolka iyo macdanka xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo shirkadda Khayraadka Macdanta iyo Batroolka dalka Qatar ayaa maanta is-faham ku kala saxiixday munaasabad lagu...

Wasaaradda Tamarta XFS iyo maalgashadayaal Qatar Ka Socda Oo Is-afgarada Kala Saxiixday

Muqdisho (SNTV):-Wasaaradda tamarta iyo Biyaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) iyo maalgashadayaal u dhashay dalka Qatar ayaa maanta waxa ay is-afgarad ku kala saxiixdeen magaalada...

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud oo si rasmi maanta Xilkaasi ula wareegay

Muqdisho (SNTV)-Xafladaan oo Xilalka ay kula kale Wareegayeen Wasiirkii hore ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdifataax Maxamed...

Shaqaalaha Wasaaradda arrimaha dibedda oo ka qayb qaatay ololaha Is-xilqaan

Muqdisho-(SNTV)-In ka badan 180 shaqaale oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa ka qeybgalay wejiga Labaad ee mashruuca “Is-xilqaan” ee  dib...

10 argagixisada Alshabaab ka tirsan oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Bay

2-dii Bishan January, 10 ka tirsan maleeshiyada argagixisda Alshabaab ayaa lagu dilay duqeyn ay iska kaashadeen dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka dhacday...

Ugu Akhris Badan