Wararka

Askar dhac iyo dil geysatay oo la xukumay.

Muqdisho (SNTV)- Eedeysanayaal Dable Xoogga Xasan Maxamed Cabdulle iyo Dable Xoogga Maxamed Cadaan Cigale ayaa loo heystaa in ay dileen Marxuumiin Saciid Jaamac Cabdi...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amartay in Xabsiga dhexe lagu hayo Eedeysane u dhashay UK.

Muqdisho (SNTV) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amaratay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sani jir u dhashay...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la Kulmay Danjiraha Cusub ee Dowladda Masar

Muqdisho (SNTV) Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eg.Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee dalka Masar ay u...

ku dhawaad 200 oo Tahriibayaal Soomaali ay kujirto oo lagu qabtay Turkey

Turkey (SNTV) Sida ay qortay Wakaaladda Wararka Turkiga ee ANADOLU, Hay’adaha ammaanka dalka Turkiga ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen ilaa 178 qof oo...

Miinooyin laga soo saaray waddooyin kuyaala Jubada Hoose

Jubbaland (SNTV) Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa qaybo ka mid ah gobolka Jubada hoose ka sameeyey hawlgal miino saaris ah oo waxyaabaha...

Ugu Akhris Badan