Wararka

Cabdullaahi Sheikh Maxamed oo ku guuleystay doorashada Kursi ka banaan Golaha shacabka oo ka dhacday Baydhabo

Muqdisho (SNTV):- Doorashada kursi ka banaan Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qabsoontay Magaalada baydhabo ee xarunta Gobalka Baay. Afar musharax ayaa...

Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Booqasho Rasmi Ah Ku Gaaray Kenya

Nairobi (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah ku soo gaaray magaalada Nairobi...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Casha sharaf uu u sameeyay Madaxweynaha Puntland

Garoowe-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane, Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa Xalay ka qeyb galay Casha sharaf uu Madaxweynaha Puntland ugu sameeyay Garoowe. Casha sharafta ayaa sidoo...

Wasiirka waxbarashada XFS oo Garoowe uga qeyb galay Bandhigga Todobaadka Hiddaha Dhaqanka iyo Aqoonta ee Jaamacadda Boosaaso

GAROOWE  (SNTV) Wasiirka waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa magaaladda Garoowe uga qeyb galay munaasabadda bandhigga...

Xafladdii Caleemo saarka Saciid Dani oo laga dheehan karay Midnimada Ummadda Soomaaliyeed

 Garoowe ( SNTV)- Magaalada Garawe ee Caasimad u ah Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa beryahaanba waxaa ka socotay qaban-qaabadii Caleemo saarka Madaxweynaha Doorashada ku...

Ugu Akhris Badan