Wararka

Xukuumadda Oo Ansixisay Heshiiska Tababarrada Ciidamada Ee U Dhexeeya Soomaaliya Iyo Turkiga

Muqdisho (SNTV)-Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku meel mariyeen Heshiiska Tababarrada Ciidamada ee ay horay...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee India iyo Nigeria

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria ee Soomaaliya. Danjiraha dalka India...

Shirka wada tashiga Istiraatiijiyadda Wacyi gelinta Qaranka oo Maalintii Labaad galay

Muqdisho-(SNTV)-Shir looga tashanayo hannaanka wacyi-gelinta Bulshada oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya kana qeybgaleen, wakiillo ka kala socda maamul Goboleedyada Dalka iyo xubno...

Wasiir Beyle oo digniin u diray ganacsatada aan canshuurta bixin

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr ; Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle, Wasiirka ayaa Maanta ka hadlay xaaladda dhaqaale ee Dalka,  miisaaniyadda Sanadkan iyo caqabadaha ka taagan canshuur...

Wasaaradda Qorsheynta oo kulan wada tashi ah ka furtay Hirshabeelle

Jowhar-(SNTV)-Kulan wada tashi ah oo ay ujeeddadiisu ahayd sidii ay Ururrada Bulshadda rayidka Hirshabeele talooyinkooda ay uga dhax muuqan lahaayeen Qorshaha horumarinta Qaranka ayaa...

Ugu Akhris Badan