Wararka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Oo La Kulmay Wasiirka Beeraha Sucuudiga

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadaer) oo ay wehliyaan wasiirrada maaliyadda iyo xannaanada xoolaha ayaa dalka Sucuudiga kula...

Tababar loo soo xiray shaqaale ka tirsan Wasaaradda Gar-gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

Muqdisho(SNTV) Munaasabadda xiritaanka tababarakan oo lagu baranayaya hab qoraalada codsiyadda Mashaariic oo loo qabtay shaqaalaha Wasaaradda Gaar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka waxaa ka qeyb galay, wasiirka...

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray xarumo loogu talagalay iney ku shaqeeyaan Wasaaradaha

Kismaayo (SNTV):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland  Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta xariga ka jaray Dhismayaasha loogu tala galay in ay ku shaqeeyaan qaar...

Wasiirka Warfaafinta oo Daah-furay heerka sare ee deeq-bixiyeyaasha ee taageeridda Istiraatiijiyadda Wacyi-gelinta Qaranka

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u furay shirka heerka sare...

Ciidanka PSF ee Puntland oo Howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyey Buuraha Cal Madow

Boosaaso (SNTV) Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab  ka fuliyey deegaano ka tirsan Buuraha Cal Madow ee maamulkaasi. Puntland...

Ugu Akhris Badan