Wararka

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la Kulmay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Mohamed ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa Sarakiil ka socotay Midowga Yurub. Mudane Hassan Ali Mohamed ...

Madaxweyne Farmaajo oo Booqasho Shaqo ugu Ambabaxay Dalka Qatar

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar halkaas...

Jaaliyadda dalka Mareykanka oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wasiirka Gaadiidka

Kullan-weynahan ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Seattle ee Gobalka Washington ee dalka Mareykanka ayaa lagu soo dhaweynayay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista...

Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Looga Hadlay Xulashada Hannaanka Federaalaynta Maaliyadda

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay xulashada hannaanka federaaleynta...

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo Kulan wadatashi ah u qabatay Hay’adaha fulinta iyo Sharci dejinta Maamulka Galmudug

Muqdisho (SNTV) Kulanka wada-tashiga ah oo muhiimad ballaaran u leh horumarka dalka iyo deegaannada maamulka Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaanada Baarlamaanka, Agaasimayaasha Hay’addaha...

Ugu Akhris Badan