Wararka

James Swan oo loo magacaabay wakiilka QM ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterrs ayaa James Swan oo ah diplomaasi u dhashey dalka Mareykanka waxaa uu u magacaabay in uu noqdo Ergeyga...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Isdhex-galka Dhaqaale ee Geeska Afrika

Muqdisho (SNTV)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda fedraalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlay Isdhex galka dhagaale iyo ganacsiga...

Ciidanka Amniga oo Howlgallo ballaaran ka sameeyey gudaha iyo duleedyada Muqdisho

Muqdisho (SNTV) Howlgalkaan lagu sugayay Amniga Caasimadda ayaa Ciidamada sida gaarka ah u tababaran waxaa ay ka sameeyeen waddooyinka Sodonka,Warshadaha iyo duleedka magaalada Muqdisho,si loo...

Maleeshiyaad Alshabaab ka tirsan iyo horjooge soo goostay oo Gedo ku dagaalamay

Gedo (SNTV)- Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu ku dhexmaray dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Horjooge la sheegay inuu...

Duqa Muqdisho oo faray Waaxaha Maamulka Gobolka xaqiijinta horumarka iyo bilicda Caasimadda

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyeha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa faray Waaxaha Maamulka Gobolka, Dowladda Hoose ee Xamar iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka fulinta...

Ugu Akhris Badan