Wararka

Guddomiye Mursal oo Jordan uga qeybgalay shir horu dhac ah oo guddoonada Baarlamanada Carabta dhexmaray

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Dalka Jordan ayaa xalay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ugu baaqay Wadamada Islaamka inay taageeraan deyn cafinta Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka jeediyay khudbad kulanka 46,aad ee Golaha Wasiirrada Wadamada xubnaha...

Mas’uuliyiinta wasaaradda Gar-gaarka XFS oo isbitaalada ku booqday dhaawacyadii shalay

Muqdisho (SNTV):- Ujeedka kormeerkan mas’uuliyiinta wasaaradda Gargaarka ayaa ahaa sidii ay u heli lahaayeen macluumaad ku saabsan dadkii ku dhaawacmay weerarkii shalay,si loo ogaado...

Francisco Madeira” Weerarka argagixisadu ku qaadeen Goobaha Ganacsiga waxay cadeyn u tahay sida ay u ixtiraameyn xuquuqda aadanaha,”

Muqdisho (SNTV):- Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee Khamiistii ka dhacay caasimadda Muqdisho kaas oo ay...

Dowladda Qadar oo cambaareysay weerarkii argagixisada ay ka fulisay Muqdisho

Muqdisho (SNTV):- Dowladda Qadar ayaa si kulul u cambaareeysay weerarkii argagixisadu ay ku laayeen dad shacab ah,kaasi oo ka dhacay goobo ganacsi oo ku...

Ugu Akhris Badan