Wararka

Tirada Muslimiin lagu dhex dilay Masjid New Zealand ku yaallo oo korortay

Wellington-(SNTV)-Ugu yaraan 49 Qof ayaa ku geeriyootay, 20 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo culus , markii ay Dableey Hubeysani weerar ku qaadday Laba Masjid...

Wasaaradda qorsheynta oo soo bandhigtay war-bixin Bileedkeeda

Muqdisho-(SNTV)- Wasaaraddaqorsheynta Soomaaliya ayaa soo bandhigtay, war bixin Bileedkeeda ku aaddan maal gashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya. Halkan ka Aqriso; Wr bixinta oo dhammaystiran:- WARBIXINTA-1

Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo soo xirey shirka dib u dhiska kaabayaasha Dhaqaalaha ee Dalka

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS Cabdi Aadan Hoosow ayaa sooxiray maanta shirka dhismaha wadooyinka isku xira gobolada dalka...

Soomaaliya oo ka qeyb galaysa shir looga hadlayo tacaddiyada loo geysto Haweenka oo ka socda New York

New York-(SNTV)-Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shir Caalami ah oo ka socdo Xarunta Qaramada midoobay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirka cusub ee Ingiriiska

Muqdisho (SNTV):– Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday u qaabilsan Jamhuuriyadda...

Ugu Akhris Badan