Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Shir Laba Geesood Ku Qabtay Shiinaha “SAWIRRO”

Beijing (SNTV) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa wadahadal laba dhinacle ah maanta kula yeeshay dhiggiisa China,...

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb Galay Xaflad Qelin Jebin Ee Ardayda Jaamacadda Ummadda “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Jamhuuriyadda fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasibad ay ku qalin jabinayeen dufcadda 20-aad ee jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Xafladda...

Wejiga Labaad ee dib-u-habaynta Ciidammada oo Billowday

Muqdisho (SNTV)–Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa billaaabay wejiga labaad ee dib-u-habaynta ciidamada xoogga dalka, kadib markii wejigii koowaad uu si guul ah kusoo...

Maamul cusub oo loo magacaabay degmada Buur-hakaba ee Gobolka Baay

Buur-hakaba (SNTV):- Wafdiga uu Hoggaaminaayo, Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka koonfiur galbeed Maxamed Abuukar oo dhowaanahan Degmada Buur-hakaba u joogay Dhismaha Maamulka cusub ee...

Madaxweynaha K/Galbeed oo booqday Degmada Wala-weyn

Muqdisho(SONNA):- Wafdigan uu hogaaminayey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee maanta gaaray degmada Wala-weyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa soo dhoweyntiisa ka qeyb...

Ugu Akhris Badan