Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Odayaasha Dhaqanka oo ka wada hadlay Dib-u-heshiisiinta Iyo Dhismaha Galmudug Loo Dhanyahay

Dhuusamareeb (SNTV) —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee...

Mareynkanka oo duqeyn ku dilay mid ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab.

Muqdisho (SNTV):-Taliska Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen xubin ka tirsanaa Argaggixisada Al-Shabaab. Qoraal kasoo baxay...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta ee BJFS

Muqdisho (SNTV)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda iyo Qorsheynta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ujeedada kulanka...

Xukuumadda Soomaaliya oo ku guuleysatay in la qaado Xayiraaddii saarneyd Xoolaha Soomaaliya Ee loo dhoofiyo Sacuudiga.

Muqdihsho (SNTV)- War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya dadaal dheer ka...

26ka juun “ Kaana siib Kanna Saar”

Muqdisho (SNTV)- 26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qabiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh,  waxayna...

Ugu Akhris Badan