Wararka

Garoonka Aadan Cadde oo loo sameeyey Ciidan loogu talagalay badbaadinta dadka ku hafta biyaha badda

Muqdisho (SNTV) Ciidankan loo tababaray badbaadinta dadka ku hafta biyada badda oo loo sameeyay Garoonka Aadan Cadee tan iyo Bur burkii Dowladdii dhexe ee Soomaaliya...

Shir u dhaxeeyay Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka iyo Beesha Caalamka oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (SNTV)- Sii-hayaha Xilka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ahna Wasiir Ku-xigeenka Xildhibaan Dr. Xuseen Cabdi Cilmi ayaa gudoomiyay Shirka Boardka ee Barnaamijka Dib-u-eegista Dastuurka...

Kulan looga hadlayay waxqabadka wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho (SNTV)-Kulankaan waxaa diirada lagu saaray howlqabadka wasaaradda waxaa uu ka jawaabayay sadax su’aalood oo kala ahaa xagee ka nimid? xageen joognaa? Xageense u...

Kulan looga hadlayey siddii loo xoojin lahaa howlaha baarlamaanka Federaalka oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho (SNTV)- Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay siddii loo xoojin lahaa howlaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxaana labada aqal baarlamaanka ay ka hadleen howlaha horyaalla...

Golaha Wasiirrada Hirshabeelle Oo Ansixiyay Afarta Tubood Iyo Halbeegyada Ku Xusan

Jowhar 20 Maarso 2019: Iyaddoo laga amba qaadayo qorshaha horumarinta qaranka iyo halbeegyada iyo hawalaha afarta tubood ee qaranka iyo mabaadi’da federaalka ee Jamhuuriyadda...

Ugu Akhris Badan