Wararka

Dagaalka Shiinaha iyo Mareykanka iyo Gogol Laabka G-20, Osaka, Japan. “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Kulanka G20 ee magaalada Osaka ayaa lagu soo gabogabeeyay sabtida manta iyadoo madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump uu ku dhawaaqay in xiriirka...

Dhallinyarada Caabudwaaq oo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre La Qaatay Kulan Su’aalo lagu waydiinayay Dhalinyarada “Sawirro”

Muqdisho (SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan Xildhibaanno kasoo jeeda degmada Caabudwaaq iyo Wasiirro ayaa gudaha Caabudwaaq ee...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo booqday xarumaha qaar kamid ah Shirkadaha dhismaha Iyo Gawaarida Dalka Shiinaha

Beijing-(SNTV):- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka, mudane ; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku sugan Dalka Shiinaha, ayaa Maanta booqasho ku tegay xarumaha Seddax Shirkadood...

Duqa Muqdisho oo Bulshada Gobolka ku bogaadiyay kaalinta ay ka qaadanayaan munaasabadaha xuska Todobaadka Xorriyadda

Muqdisho-(SNTV):- Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane; Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng;Yariisoow) oo Taallada Dhagaxtuur ee Degmada Waaberi kula hadlay qaar ka mid ah...

Madaxweyne Waare oo ku baaqay in la joojiyo colaad Beeleedyada ku soo noq-noqday degaanno ka tirsan Hiiraan

Jowhar-(SNTV):- Madaxweynaha Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa waxgaradka Beelaha Gobolka Hiiraan ugu baaqay in ay joojiyaan colaadaha soo laa-laabta, wuxuuna sidoo kale ka tacsiyeeyay...

Ugu Akhris Badan