Wararka

Diyaargaroowga Wafdiga Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Ka socda Degmada Ceel-barde “Sawirro”

Ceel-berde (SNTV)-Qaban-qabada diyaargaroowga imaatinka Wafdiga uu horkacayo Madaxweynaha Maamul Goballeedka Koonfur Galbeed ayaa si habsami leh uga socota magaalada Ceel-berde ee Gobalka Bakool xilli...

Argagixisada Al-shabaab oo laga saaray Deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose

Howlgalkaan ay Ciidamadu ku qaadeen deegaanno iyo Tuulooyin u dhaxeeya degmada Walaweyn iyo deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa  maleeshiyada argagixisada Alshabaab looga...

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) – Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Donald...

Socdaalka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre waa mid guul leh

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan qoro erayadan kooban oo aan ku cabbirayo dareenkayga farxadda leh. Rai`isul Wasaare Khayre socdaalkiisa Galmudug wuxuu iftiimiyay sida geesinnimada...

Ciidamada ammaanka oo gacanta kusoo dhigay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho-(SNTV)-Ciidamada ammaanka Qaranka Soomaaliyeed ayaa gacanka kusoo dhigay Laba xubnood oo ka ka tirsan Al-Shabaab, markii ay howl-gallo qorsheysan ay ka fuliyeen duleedka Muqdisho. Hay’adda...

Ugu Akhris Badan