Wararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Hambalyo u diray Shaqaallaha Soomaaliyeed

Arbaco, May 01, 2019–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo maanta ka qayb galay munaasabadda xuska maalinta Shaqaalaha adduunka ee...

Dowladda sucuudiga oo muwaadiniinteeda ku sugan sri-lanka kula talisay in ay isaga baxaan dalkaasi

Dowladda sucuudiga ayaa muwaadiniinteeda ku sugan dalka sri lanka ayaa ugu baqaday in ay  isaga baxaan dalka kadiba markii ay ka dhaceen  weerarro loo...

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka qeybgalay tartan kubada Cagta ah oo lagu soo gaban gabeeyay Degmad Boondheere ee Gobalka Banaadir

Tartarkaan Kubada Cagta ayaa waxaa ka qeyb-galayay  kooxo  laga soo xulaya afarta waxood oo ay ka koobantahay degmada Boondheere ee Gobalka Banaadir ,waxaana Xalay...

Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1da May

Munaasabada Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed oo maskax iyo muruqba geliyey dib u dhiska iyo horumarinta dalkeenna. Waxaan...

Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay Bariire

Taliyaha Danab Gashaanle C/raxmaan sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u xaqiijiyey in ciidamadu ay saaka maleeshiyada Al-shabaab ka saareen Deegaanka...

Ugu Akhris Badan