Dowladda sucuudiga oo muwaadiniinteeda ku sugan sri-lanka kula talisay in ay isaga baxaan dalkaasi

Date:

Dowladda sucuudiga ayaa muwaadiniinteeda ku sugan dalka sri lanka ayaa ugu baqaday in ay  isaga baxaan dalka kadiba markii ay ka dhaceen  weerarro loo adeegsaday qaraxyo oo ay dad fara badani ku dhinteen.

Bayaanka ka soo baxay safaaradda sucuudigu ku leeyahay magaalada colombo ayaa waxa uu imaanaya iyadoo safiirka mareykanka u fadhiya sri lanka uu sheegay in ay suurtagal tahay in  maleeshiyaad ay qorsheynayaan weerarro kale.

Maalmo ka hor ayay markii ay ku dhinteen qaraxyo lala beegsaday hoteello iyo kaniisado ku yaalla dalka sri lanka in ka badan 250 qof kuna dhaawacmeen ku dhawada 500 oo ruux.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Jaamacadda Ummadda iyo Jaamacadda Ruwaanda oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo dhinacyada waxbarashada

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of...

TALIYAHA CIIDANKA XDS OO SHIR GUDDOOMIYAY SHIRKA SUBAXLAHA EE TALISKA GUUD EE CIIDANKA

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed...

Safiirka JFS ee Dalka Liibiya oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Jowhar Casho Sharaf ugu Sameeyay Saxafiyiinta iyo Hobollada Qaranka Waaberi

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe),...