Wararka

Howlgal ka dhan ah Argagaxisada oo ay ka waddan Ciidanka Xoogga gobolka Shabeelaha Hoose

Ciidanka Xoogga dalka ayaa wadda Howlgalo lagu bartilmaameyd sanayo  Kooxda Al-Shabaab looga na saarayo goobaha ay kaga sugan yihiin gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada xoogga dalka...

Seynisyaanno Mareykan ah oo soo saray Daawo looga hortagyo Cudurka Epola

Tijaabooyin lagu sameeyay daawooyin looga hortagay Epola ayaa waxay ka dhigayaan mid  xaal ku meelgar ah loogu helay  Cudurka Epola daawada hataan martay tijaabada...

Madaxweynaha KG Oo Amar Ku Bixiyay in La Soo Xero Dadka Lagu Tuhmayo Dilalkii Ka Dhacay Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay Magaalada Baydhabo kuwaas oo loo dilay aano...

Banka Carafo Oo Maanta Ay Gudashada Xajka u taagan yihiin Malaayiin Muslimiin ah “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Iyadoo maanta ay ku beegantahay 9 Bisha Dulxaj ayaa malaayiin Muslimiin ah maanta waxaa ay taagan yihiin Banka Carrafo, si ay u...

Dhismaha Xarunta Dugsiga Sare ee Degmada Xudur Oo dib loo furay 30-sano kadib.

Muqdisho (SNTV) Munaasabadaan dib u howlgelinta Dugsigii sare ee degmada Xudur ayaa waxaa soo qaban qaabiyey bahda waxbarashada degmada Xuddur ee gobolka Bakool, waxaana...

Ugu Akhris Badan