Wararka

Maxkamadda ciidanka oo maanta xukuno riday. {VEDIO}

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku riday Xasan Cali Barre, halka xabsi daa’in ay ku riday...

Dowladda Soomaaliya “ciddii fulisa amarrada shabaab tallaab ayaan ka qaadeynaa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga digtay shakhsiyaadka fuliya amarrada ay bixiyaan malleeshiyada Al shabaab, kadib markii malleeshiyaadkaasi ay shaaciyeen odayaal dhaqameedyo aan kuwa saxda...

Wasiirka cadaaladda XFS oo shir guddoomiyay kulan bahda cadaaladdu maanta yeesheen.

Shir ay soo qaban-qaabisay wasaaradda cadaaladda XFS oo ay ka qayb galeen bahda cadaaladda dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada...

Wasiirka amniga XFS oo ka hadlay amniga Galmudug.

Wasiirka amniga XFS mudane Maxamed Abuukar Islaw oo maanta hadal ka jeediyay shirka dib -u-heshiisiinta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda ayaa ka hadlay arrimo...

Soomaaliya oo ka qayb gashay wejiga afaraad ee shirka deyn cafinta.

Wasiirka Maaliya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmaya kooxda wadahadalka deyn...

Ugu Akhris Badan