Wararka

Wasiir Maareeye oo shir guddoomiya kulanka guddiga qaban-qaabada xuska maalmaha xorriyadda

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shir guddoomiyay kulankii Labaad ee guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda Soomaaliya oo ku beegan 26-ka June iyo...

Kooxda  Xuutiyiinta oo gantaal ku dhuftay garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Sucuudiga

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaallama dalka Yaman ayaa gantaal ku dhuftay garoonka diyaaradaha Abha, gantaalkaasi ayaa waxa ku dhaawacamay ku dhawad 26 ruux oo...

Ciidamada DANAB oo howlgal ka fuliyay Jubbada Hoose

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa waxaa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano dhaca duleedka Magalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose,halkaas oo...

Wasaaradda amniga oo guddi u saaraysa shaqaaqadii ka dhacday duleedka Baladweyne

Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay guddi u saarayso shaqaaqadii Shalay ka dhacday degaanka kala bayr ee duleedka Magaalada...

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo boqday Deegaanka Al-Shabaab laga xoreeyey ee Af-urur

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cisaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray deegaanka Af-urur ee...

Ugu Akhris Badan