Wararka

Wasiir Bayle ” Soomaaliya Maalgashi ayay diyaar u tahay”

Muqdisho (SNTV):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxa uu Magaalada Malabo ee dalka Equatorial uga qeyb galay shirkii Bangiga hormarinta Afrika...

Wasiirka Caafimaad oo sheegtay in ay Garab istaagayaan Arday Maanta ka Qalin jebisay Jaamacadda Cilmiga Caafimaadka Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Drs; Fowziya Abiikar Nuur, ayaa sheegtay in ay Garab istaagayaan ka wasaarad ahaan, Arday Maanta ka Qalin jebisay Jaamacadda cilmiga caafimaadka...

Afar ka tirsanaa Al-Shabaab oo ku dhintay qarax ay dhigayeen gudaha Kenya

Nairobi-(SNTV)-Saraakiisha Ciidanka Kenya ee Gobolka Lamu ayaa sheegay in Afar ka mid ahaa Malleeshiyaadka Al-Shabaab ay ku dhinteen qarax , markii ay la kacday...

Duqa Muqdisho oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey Guri muddo ka maqnaa

Muqdisho-(SNTV)-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng;Yariisoow) ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey Guri uu lahaa oo laga haystay muddo 28...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Amniga iyo diyaar garowga xuska maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Dalka

Muqdisho (SNTV)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali  Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada. Shirka ayaa looga hadlay u diyaar garowga...

Ugu Akhris Badan