Wararka

Aqoon Isweydaarsi ku aaddanaa sidii loo xoojin lahaa ciidanka ilaalada xeebaha oo muqdisho lagusoo gabagabeeyay.

Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka ah ayaa soo qaban qaabisay aqoon is weydaarsi ku aaddan sidii loo heli lahaa ciidan Booliis ah oo awood u...

Wasiirka A/Gudaha Soomaaliya Oo Ku ammaanay Dowladda Waqtigii ay ku bixisay In Shir Dib-u-heshiisiinta Beelaha uu Ka Dhaco Galmudug.

Wasiirka W/ A/Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey doorkii wanaagsanaa oo ay ka qaateen shirkii Dib-uheshiisiinta ee Beelaha Soomaaliyeed...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shirka degmooyinka.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulanka degmooyinka gobolka Banaadir oo todobaadkii mar la...

Duqa Muqdisho oo la kulmay dadka baahiyaha gaarka ah qaba.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa aqalka dowladda hoose Xamar kulan gaar ah kula qaatay...

Maamulka Sh/hoose oo Gargaar Gaarsiiyay Dadkii Argagixisadu Dhibaatada ugu Gaysteen Qoryoolay

Qoryoolay-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose Ibraahim Aadan Najax ayaa booqday degmada Qoryooleey halkaasi oo ay maleeshiyada argagixisada Al Shabaab ay dad shacab ah oo dagan magaaladaaasi...

Ugu Akhris Badan