Wararka

Hirshabelle oo ka tacsiyeysay Qarax ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose

Madaxweynaha Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne ku Xigeenka Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehellada masuuliyiintii iyo Dadkii Shacabka...

QM oo cambaareysay Qarax ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose

Wakiikla gaarka ah ee Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeeysa u qaabilsan arrimaha Somaaliya Mr. James Swan ayaa si xooggan u cambaareeyay Weerarkii lagu qaaday Xafiiskii...

DFS oo guddi u saartay gurmadka dadkii ku waxyeelloobay qaraxa Muqdisho

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa  magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Faah-faahin ka bixiyey Qaraxii ka dhacay Xarunta Dawladda Hoose.

Muqdisho (SNTV)- Waxaa hadda Saxaafadda kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Casho Sharaf sagootin ah loogu sameeyay Baydhabo”Sawirro”

NSTV:-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar)  oo xalay ka qayb galay munaasabad sagootin ah oo loogu sameeyay magaalada...

Ugu Akhris Badan