Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo kaalmo gaarsiiyay dadkii uu saameeyay Wubiga Shabeelle.

Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo fariisin ku leh magaalada Dhuusamareeb ayaa kaalmo soo gaarsiiyay dadka ay saameeyeen fatahaadaha ee magaalada Baladweyne. Gaashaanle Sare...

Wasiirada Ganacsiga Soomaaliya iyo Turkiga oo kulmay+Sawirro.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cali Xasan  oo ka mid ahaa Wafdiga Dawladda Soomaaliya  ee  magaalada Ankara uga qaybgalay Shirka...

Wasiir Maareeye”DFS waxaa ka go’an ilalinta badqabka Saxafiga iyo Saxaafadda Soomaaliyeed.

Wasiirka  Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda Federaal Soomaaliya mudane Max’ed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id uu kaga hadalayay...

Yugaandha oo qorsheynaysa in ay Ciidamo hor leh usoo dirto Soomaaliya

Dowladda Yugaandha ayaa lagu wadaa in ay Soomaaliya usoo dirto Ciidamo Boliis ah, oo ka qeyb noqon doona howl-galka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee...

Soomaaliya oo Denmark kala hadashay xaaladda Baladweyne

Wasiir ku xigeenka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya uga qeybgalay shir ku saabsan fulinta...

Ugu Akhris Badan