Wararka

Jaamacadda Carabta oo ku baaqday in Soomaaliya laga taageero xagga Tamarta

Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta , Ahmed Aboul Gheit, ayaa ugu baaqay Dowladaha xubnaha ka aha Jaamacadda Carabta iyo hay’adaha dhaqaalaha bixiye ee...

Wasaaradda Gargaarka Oo Sheegtay In Qorshaha Gargaarka Uu Sidii Loogu Talo Galay u socdo

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlaha gurmadka ee la gaarsiinayo dadka Fatahaadaha waxyeeleeyeen ay sidii loo qorsheeyay u...

Dowladda Soomaaliya oo dhowaan bixineysa shatiyo Shidaal

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya, Cabdirashid Maxamed Axmed, ayaa sheegay in Dowladdu ay ku tala jirto Bisha Disember ee Sanadkan in ay bixiso shatiyo...

Weerar Dad Ku Dhinteen oo Ka Dhacay Thailand

Booliska dalka Thailand ayaa sheegay in ugu yaraan 15 ruux  ku dhinteen weerar ay koox hubaysan ka geeysteen koonfurta dalkaasi. Taliyaha Booliska ayaa sheegay in...

Dadka Buuhoodle Oo Billaabay Deeq Aruurin Qeyb Ka Ah Samatabixinta & Gargaarka Fatahaaduhu

Dadka deegaanka ee magaalada Buuhoodle ayaa billaabay olole deeq aruurin ah taas oo loogu talo dadka Soomaaliyeed oo ay Waxyeelo ka soo gaareen fatahaadaha...

Ugu Akhris Badan