Wararka

Madaxweynaha Jabuuti oo ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalkuba uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd eek u timid Guddoomiyehii Gobolka Banaadir, Marxuum,...

Akhriso Taariikh Nololeedka Allaha u naxariisto Duqii Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhushay degmada Hodan ee gobolka Benaadir 16kii August 1965kii. Waxbarashadiisa dugsi hoose,dhexe iyo...

R/wasaare Kheyre oo Guddi u magacaabay Aaska Qaran ee loo sameynayo AUN Eng Yariisow

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi ka kooban Afar iyo Toban Xubnood u magacaabay Aaska Qaranka ee loo sameynayo...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo si Toos ah u furey Bandhigga Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa Maanta Waxaa ka dhacay Furitaanka Bandhiga Dhaqanka Farshaxanka waxsoosarka iyo Buugaagta kaasi oo loogu Magac daray Bandhiga...

Xukuumadda Oo Ku Dhawaaqday Sedax Maalin Oo Barood Diiqa Ah, Guddina u Saartay Aaska Guddoomiye Yariisow

Khamiis, Agoosto 01, 2019— Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudan Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya...

Ugu Akhris Badan