Maamulka Degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in ay xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagantahay Degmada, maadaama ay saameyn ku yeelatay fatahaadda webiga...
Wasaaradda Qorshaynta iyo maalgashiga ayaa soo saartay warbixinta sicirka suuqa ee October iyo September 2019,taas oo qeyb ka ah warbixinta bilaha ee sicirka suuqyada...