Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo War ka soo saaray Amniga Magaalada Baydhabo

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay Magaalada Baydhabo kuwaas oo loo dilay aano...

Dowladda FS oo war ka soo saartay dhacdadii Baydhabo ka dhacday

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay dhacdadii naxdinta lahayd ee ka dhacday degmada Baydhabo ee gobolka Baay. warkan qoraalka ah ee ka soo...

Taliyaha AFRICOM oo Muqdisho soo booqday

Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee ku sugan Qaaradda Afrika ee loo yaqaan AFRICOM ayaa booqasho ku yimid Muqdisho, lugtiisii ugu horreysay ee uu Afrika ku...

Kumaandooska Soomaaliya ee Awdheegle ku sugan oo khasaare xoogan gaarsiyay maleeshiyaadka Al-shabaab

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed,gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa jab iyo khasaare xoogan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsann koxda Shabaab,kadib markii ay isku dayeen in ay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray dalka Koonfur Afrika

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamh. Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Johannesburg...

Ugu Akhris Badan