Wararka

R/Wasaare Kheyre oo Xudur kula kulmay Madaxda Degmooyinka Bakool & Odayaasha Dhaqanka

R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa magaaladaas waxaa uu kullan kula qaatay...

Soomaaliya iyo Masar oo heshiis iskaashi kala saxiixday.

Dowladaha Soomaaliya iyo Masar ayaa heshiis iskaashi ee dhinaca maalgashiga ah ku kala saxiixday magaalada Qaahira, kadib markii lasoo gabagabeeyay shir weynihii labaad ee...

Wasiir Khadiijo: “Haddii Aad Tihiin Xulka Qaranka, Ummadda Soomaaliyeed & Dowladda Waad Farxad geliseen”

Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS Marwo Khadiijo Diiriye oo khadka telefoonka ku bogaadisay xulka Qaranka xilli ay la ciyaarayso xulka dalka Zimababwe ayaa u...

Wasaaradda Cadaaladda DFS oo shaacisay Qorshe lagu hormarinayo hannaanka Cadaaladda

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu hormarinayo hannaanka Cadaaladda dalka. Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo Wareysi...

Faaduma C/laahi Max’uud: Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo Shirweyne Caalami ah ka qayb gashay

Shirkan oo ah kii 14-aad ee Jamciyadda Quruumaha ka dhaxeeysa ee xaalufinta deegaanka baaba’a dhulka abaaraha iyo isbadalka cimilada ayaa ka furmay dalka India,...

Ugu Akhris Badan