Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Dr Baashe Yuusuf Axmed oo soo xiray imtixaanka kaaliyeyaasha.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS Dr Baashe Yuusuf Axmed oo daah-furay imtixaanka kaaliyeyaasha oo ay u fariisteen 290 tartarme oo u tartami doona 40 boos...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guddi magacaabay .

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa magacaabay Guddiga diyaarinta iyo ka soo tala bixinta qorshaha lagu furayo...

Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isi soo dhiibay

Hor-joogahan oo uu Magaciisa Af-garashadu ahaa Seyfu-Laah, ayaa sheegay in uu ka tanaasulay fikirkii gurracnaa ee Argagixisada, wuxuuna codsaday in la cafiyo, haatanna uu...

Maxkamadda ciidanka oo maanta xukuno riday. {VEDIO}

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku riday Xasan Cali Barre, halka xabsi daa’in ay ku riday...

Dowladda Soomaaliya “ciddii fulisa amarrada shabaab tallaab ayaan ka qaadeynaa.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga digtay shakhsiyaadka fuliya amarrada ay bixiyaan malleeshiyada Al shabaab, kadib markii malleeshiyaadkaasi ay shaaciyeen odayaal dhaqameedyo aan kuwa saxda...

Ugu Akhris Badan