Wararka

Maxkamadda Sare Oo Markale U Fariisaneysa Dhageysiga Dacwadda U dhaxeysa Xisbiga Himilo Qaran & Hey’adda Duulista Rayidka ah

Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta markale u fariisanaysa dhageysiga dacwadda u dhaxaysa Xisbiga Himilo Qaran iyo Hey’adda Duulista rayidka. Dacwadaan ayaa bishii la soo...

Roobab Muqdisho Xalay Ka Da’ay & Masuuliyiinta Gobolka Banaadir Oo Tagay Meelaha Ugu Daran “Sawirro”

Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay kormeer ku tagay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan meelaha Biyaha roobka fariisteen. Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Duqa Muqdisho oo bogaadiyey Culimada Soomaaliyeed sida ay uga qayb qateen gurmadkii Fataahada Baladweyne

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ka qayb galay soo gootin ah  oo loo sameeyey xubnaha isxilqaameyaasha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Oo Masar Kaga Qeyb Galay Shirka Golaha Wasiirrada Cadaaladda ee Jaamacadda Carabta ‘Sawirro’

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS, Mudane; Xasan Xuseen Xaaji iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Qaahira ee Dalka Masar uga qeyb galay kulanka 35-aad ee...

Soomaaliya & Marooko Oo Is-Weydaaranaya Xogo Dhinaca Garsoorka

Wasiirka Wasaaradda cadaaladda iyo arrimaha garsoorka Soomaaliya  ayaa kulan gaar ah la yeeshay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caddaaladda Dalka Marooko. Agaasimuha ayaa Wasiirka iyo xubnaha...

Ugu Akhris Badan