Wararka

Soomaaliya oo xustay Maalinta Boostada Adduunka

(Muqdisho, Oktoobar 9, 2019) Dalka Soomaaliya ayaa maanta boostada caalamka la xusaya Maalinta Boostada Adduunka, iyada oo sanadkan ay ku soo aadeyso xilli Boostada...

Guddoomiyaha gobolka oo ka hadlay saameynta roobabkii ka da’ay caasimadda.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed {Filish} oo sheegay in roobabkii ka dagay caasimadda ay biyo fariisteen wadooyinka qaar isla markaa...

Madaxweynaha galmudug oo soo dhaweeyay magacaabista guddiga farsamada.

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug ayaa soo dhaweeyay magacaabista wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u- heshiisiinta dowladda dhexe ay caawa magacawday guddiga farsamada maamul dhisidda...

Wasaaradda Arrimaha gudaha XFS oo ku dhawaaqday guddiga farsamada maamul dhisida Galmudug.

Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u-heshiisiinta Dowladda FS ayaa caawa Ku dhawaaqday guddiga farsamada maamul dhisidda Galmudug. Guddiga oo ka kooban 13xubnood ayaa wasaaraddu...

Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa maanta ka furmay Wadan ka Swezerland” sawirro”

Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa maanta ka furmay Wadan ka Swezerland gaar ahaan...

Ugu Akhris Badan