Kulanka Golaha Shacabka oo looga hadlayo Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo dhawrka

Date:

kulan ay yeelayaan golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa Ajandahisu yahay akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedka Jaangooynta iyo Tayo Dhawrka.

Hindise sharciyeedkan ayaa waxaa soo diyaariyey wasaaradda ganacsiga  ee xukuumadda Soomaaliya,Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga ayaana sheegay in sharcigan muhiimad gaar ah u leeyahay Soomaaliya.

Ayadoo u maantay marii doonno akhrinta labad ee golaha shacabka hindisa sharciyeedka  wasaaradda gacansiga  soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha...

Wariyaal ka kala yimid 90 Dal oo Dunida ah oo booqday xarunta caanka ah ee Beijing Tongrentang

Wariyaal iyo xirfadlayaal warbaahineed oo ka kala socday in...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray magaalada Buurhakabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud...

Agaasimaha Hay’adda NISA oo Gubadley kula kulmay madax dhaqameed

Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane...