Wararka

Qof La Hadal Hayo In Laga Heli Karo Sirta Ururka IS Oo Lagu Qabtay Waqooyiga Siiriya

Ciidamada dalka Turkiga oo howlgal ka fuliyay Waqooyiga dalka Siiriya ayaa gacanta ku soo dhigey haweeney ay walaalo ahaayeen hogaamiyhii khilaafada Islaamka ee la...

Dowlada Federaalka Soomaaliya Oo Diyaarad Shixnad Gargaar Sidday Gaarsiisay Magaalada Baardheere. ‘SAWIRRO’

Diyaaraddii ugu horeysay oo siday Gargaar loogu talo galay dadkii ay Fatahaada sameeyeen ayaa Maanta gaartay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gado. Diyaaradan ayaa...

Agaasimaha Cusub Ee Wakaaladda Wararka SONNA Oo Xilka La Wareegay

Agaasimaha Cusub ee Wakaaladda Wararka SONNA  Mudane Cali C/qaadir Cali 'Meykal' ayaa maanta xilka kala wareegay Agaasimii hore ee wakaaladda Mudane C/laahi Sheikh C/raxmaan...

Halkan Ka Akhriso Xaaladda Guud Ee Fatahaadaha & Gurmadka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoojinaysa dadaalka ay ugu jirto sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed oo ay waxyeeladu ka soo gaartay fatahaadaha iyo roobabka,...

Haweeney La Dhalatay Abuubakar Al-Baqdaadi Oo Gacanta Lagu Dhigay

Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay in la qabtay haweeney la dhalatay Hogaamiyihii hore ee Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi, kadib howlgal laga fuliyay waqooyiga Suuriya. Haweeneydan oo lagu...

Ugu Akhris Badan