Wararka

shirka dib u eegista 2aad ee deyn cafinta oo ka furmay dalka Ethiopia

Shirka dib-u-eegista 2aad ee SMP4 oo ah hanaanka 4aad ee deyn cafinta Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia waxaana uu...

Wararkii u dambeeyay bariga dhexe ka dib dilkii Soleimani

Baroor-diiqayaash ayaa buux dhaafiyay waddooyinka iyadoo Khamenei hormuud ka yahay Boqolaal kun oo reer Iran ah ayaa caasimadda isugu soo baxay kuwaas oo ka baroor-diiqaya...

Shaqaalle loo tababaray la dagaalanka Ayaxa oo ka hawlgalayaa deegaanada Galmudug

Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa deegaanno hoostaga Magaalada dhuusamareeb ka bilaabeen qorsho lagula dagaalamayo Ayaxa. Ayaxa ayaa Dhibaata...

Maareeyaha cusub ee golaha Murtida oo maanta xilka la wareegay.

Munaasabadda uu xilka kula wareegay maareeyaha cusub ee golaha Murtida iyo Madadaalada C/qaadir Cabdi “Shube” oo lagu qabtay xarunta wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Maamulka Puntland oo Dhaqaatiir u dirtey deegaanno ay ka dillaaceen Cudurro an la aqoonsan

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey , deegaanka saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool, oo ay maalma ka...

Ugu Akhris Badan