Wararka

Abiy Axmed Oo Ka Jawaabay Hadalkii Trump Ee Abaalmarinta

R/Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in haddii Madaxweynaha Maraykanka Donal Tramp uu u arko in isagu u qalmo billadda nabadda adduunka ay la...

Guddiga doorashada Galmudug oo soo saaray jadwalka doorashada  

Gudiga  qaban qabadaa  doorashada Galmudug ayaa soo saaray habraca doorashada lagu qaban doonno Galmudug, sida lagu xusay warqaad kasoo baxay gudiga  jadwalkaan ayaa soo...

Ciidanka Danab oo la wareegay deegaanka Tooratoorow

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ciidanka sida gaarka u tababaran ee Danab ayaa...

Ruushka oo martigalinaya maanta shir looga hadlayo xaaladda dalka Libya

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa sheegtay in maanta oo Isniin ah Moscow ay ku kulmi doonaan ra'iisal wasaaraha dowladda QM ay aqoonsan tahay...

Madaxweyne Farmaajo Oo Cuman Uga qayb galaya Aaska Loo Sameynayo Suldan Qaaboos

Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow u amba baxay dalka Cumaan, si uu uga qeyb galo tacsida qaran ee u taala shacabka...

Ugu Akhris Badan