Wararka

Kulan looga ariinsanyo nidaamka Cadaaladda iyo Amniga oo Muqdisho ka furmay

kulan looga hadlayo Hanaanka Cadaaladda Federaalka iyo masuuliyadaha Amniga ee la xiriira dib u-eegista dastuurka ayaa ka furmay muqdisho waxaana ka soo qayb galay...

labo kamid ah raggii loo haystay kiiskii marxuumada Caisha Ilyaas oo maanta lagu toogtay Bossaaso

Waxaa goor dhawayd Magaalada Boosaaso dil qisaas ah lagu fuliyay laba xukunsane oo horay lagu helay dilkii allaha u naxariiste   Caa’isha Ilyaas  Aadan oo...

Akhriso: Nuxurka khudbadii madaxweyne Farmajo ee Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika+sawirro

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Meertada 33-aad ee Shir Madaxeedka Midowga Afrika ayaa soo bandhigay guulaha uu...

Dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cabdullahi Ciise oo meel wanaagsan marayo.

Gudiga Ku hawlan Dhismaha Garoonka Kubadda Cagta Cabdulaahi Ciise Ee Magaalada Galkacyo Ayaa Kulan Looga hadlayey sidii loo dardar gelin lahaa hawsha dhismaha garoonka...

Wasiirka baadroolka DFS oo booqday Xarumaha Shirkadaha Shidaalka Dalka Suudaan.

Wasiirka Batroolka oo bryahaanba ku sugnaa Dalka Suudaan ayaa booqday shirkadaha iyo Xarumaha kala duwan ee ka shaqeeya shidaalka iyo Macdanta dalka Suudaan laga...

Ugu Akhris Badan