Wararka

Ciidamada XDS oo ka hortagay weerar ay maleeshiyaadka Shabaab ku soo qaadeen degmada Balcad.

Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Shabaab ayaa waaberigii saaka isku dayay in ay weerar gaadmo ah ku soo qaadaan fariisin ay ciidamada XDS ku leeyihiin...

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Agaasimaha Maamulka Bangiga Adduunka Oo Kulan Ku Yeeshay Geneva

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka, Axel van Trotsenburg, ayaa kulan ku yeeshay...

Soomaaliya oo qorsheyneysa in ay Qunsuliyado ka furato qaar ka mid ah Magaalooyinka Mareykanka

Dowladda Soomaaliya oo  qorsheyneysa in ay qunsulyaddo ka furato qaar ka mid ah magaalooyinka Mareykanka, Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Washinton  Cali Shariif oo ka hadlay...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Geneva kula kulmay Wasiirka Arrimaha dibedda Sweden

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre,  ayaa Magaalada Geneva ee Dalka Swizerland kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka arrimaha dibedda Dalka Sweden, ann christin...

Guddiga Farsamada Maamul U Sameynta Galmudug Oo Wada Dhammeystirka Odayaasha Dhaqanka

Qaban-qaabadii ugu dambeysay ee xareynta Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaannada Barlamaanka dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa ka soconta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Guddiga farsamada...

Ugu Akhris Badan