Wararka

Dowladda Oo Xaqiijisay In Ay Soo Kordheen Xaalado Cusub Oo Covid-19 Ah

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii kasoo kordha xaaladda Caabuqa COVID-19, waxay bulshada...

R/wasaare Kheyre oo shir guddoomiyey kulan looga hadlaayey wacyi-gelinta COVID-19

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyey shirka guddiga qaran ee kahor tagga COVID-19 oo looga hadlay dardargelinta  wacyi-gelinta cudurka faafa ee...

Tartamayaasha Degmada Boondheere oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo guryahooda ku booqday qoysaskii ay ka baxeen labadii muwaadin ee xalay la dilay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa guryahooda ku booqday qoysaskii ay ka baxeen Allaha u...

Hay’adda Lacagta Adduunka Oo $309 Milyan Ugu Deeqday Mid Kamid Ah Wadamada Afrika

Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa ku dhawaaqday in dalka Mozambique la gaarsiin doona  gargaar lacageed oo degdegga ah, kaasi oo gaaraya $ 309...

Ugu Akhris Badan