Wararka

Ciidanka Xoogga dalka oo ka wada howlgal lagu xaqiijinayo amniga wadada xiriirisa Shalaanbood iyo Afgooye

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa  Howlgalo Amni  lagu Xaqiijinayo  Kawda Wadada  udhexeeysa Shalaanbood iyo Afgooye ee gobolka shabeelaha hoose. ujeedka howlgalkani ayaa ahaa xaqiijinta amaanka dhabaha...

Wasiirka caafimaad XFS oo kulan qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta kulan toos ah ayaa qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, H.E. Donald Y....

Dowladda oo Muqdisho Ka qeybisay agab caafimaad oo Qeyb Ka qaadanaya qorshaha xakameynta cudurka COVID-19

Dowladda Oo Muqdisho Ka Qeybisay Agab Caafimaad Oo Qeyb Ka Qaadanaya Qorshaha Xakameynta Cudurka COVID-19 Muqdisho:(SONNA) Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka bilaawday Qeybinta Maaskarayaal...

Doowladda Soomaaliya oo ku howlan dalka in ay ku soo celiso muwaadiniin Soomaaliyeed ku xayiran Sacuudiga

Wasiirka caafimaadka ayaa  sheegay in dowladda ay ku howlantahay inay dalka kusoo celiso mawaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayiran Sucuudiga iyo dalal kale, sidookale Doowladda Fadaraalka...

Olole Shacabka Looga Wacyi-Gelinayo Halista Cudurka Corono Virus Oo Ka Socda Balad-Xaawo

Dhalinyarada Degmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa Bilaabay wacyi- gelin ku aadan halista Cudurka Corona Virus. Xili Lagu guda jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan,islamarkaana ay...

Ugu Akhris Badan