Wararka

Shixnaddii 2-aad Ee Agab C/fimaad Oo Shiinaha Ka Timid Muqdisho Soo Gaartay “Sawirro”

Soomaaliya waxa ay guddoontay shalay oo Khamiis ahayd (7 May) shixnaddii labaad oo ah kaalmo agab caafimaad oo ay ku deeqday Dowladda aanu saaxiibada...

Hiiraan Oo Bilowday Caratuur Looga Hortago Fatahaadda Webiga “Sawirro”

Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa bilaabay in ay caratuur ka sameyaan tuulooyinka hoosyimada Beledweyne si fatahaadda looga badbaadiyo shacabka tuulooyinka ku dhaqan, maadaama ay tabcan...

Yar’adua, Wuxuu Ahaa Madaxweyne Uusan Jirin Madaxweyne La mid Ah, Goodluck Jonathan, Ayaa Yiri.

Madaxweynihii hore Goodluck Jonathan ayaa sheegay in Madaxweynihii isaga ka horeeyay, Umaru Musa Yar’Adua oo uu ku tilmaamay inaanu jirin Madaxweyne la mid ah...

Maxay Muslimiintu,Waajib Ugu Tahay Xushmeynta Bisha Ramadhan? (Why Muslims Must Respect Ramadhan)

Waa Xilli la Daahiriyo Nafta, Wax ka bedelis lagu sameeyo dareenka Cibaadada, Naf Huris-na lagu sameeyo Nafta oo La xakameeyo, Ramadhan-ku Ma Ahan Cunto...

Wasiirka Boostada XFS Oo Soo Dhoweeyay Kaalinta Uu Dalkeenu Ka Galay Qiimaha Internet-Ka

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Mudane eng.Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo dhoweeyay kaalinta dalkeenu uu ka galay isbrabardhigga lagu sameeyay qiimaha internetka taleefoonka gacanta...

Ugu Akhris Badan