Wararka

Guddoomiyeyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay “Sawirro”

Wafdiga oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Mudane Maxamed Mursal Sh.C/raxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Mudane...

Wasaaradda C/fimaadka Soomaaliya Oo Daahfurtay Adeegga Macluumaadka Whatsapp

Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta daahfurtay Adeega Macluumaadka Coronavirus ee WhatsApp. Adeegan cusub oo lacag la’aanta ah ayaa waxaad kaheli kartaa xogta...

Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobalka Banaadir iyo Tan Racfaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha...

Tartamayaasha Degmada Kaxda Oo Xalay U Soo Gudubtay Wareegga 3-aad Ee Tartanka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Webiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Tuulooyin Ka Tirsan Degmada Jalalaqsi

Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi, ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in tuulooyin badan oo hoos yimaada uu ku fatahay Webiga Shabeelle. Maamulka deegaanka iyo dadka...

Ugu Akhris Badan