Howlgal gaar ah oo ay ciidamada difaaca Puntland ee loo yaqaano PSF galabta ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ayaa waxay ku soo qabteen qaraxyo...
Masuuliyiinta wasaaradda beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa juhdi badan ku bixiyey sidii Soddon sano kadib ay Soomaaliya u heli laheyd diyaaradahaan loogu talo galay...