Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo La Dardaarmay Garsoorayaal Xilalkooda Loo Dhaariyay.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusf Axmed, ayaa la dardaarmay garsoorayaal la dhaariyay maanta oo ka howl gelaya maxkamadaha degmooyinka gobalka Banaadir,...

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda 2020 Oo 35% La Kordhiyay

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada oo maanta si aqlabiyad leh loogu ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda sanadka...

Wasiirka Amniga Galmudug Oo Kulan La Qaatay Dhallinayarada Gaalkacyo “sawirro”

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa galinkii dambe ee maanta magaalada Gaalkacyo kaga qayb galey kulan dhiiri galin ah oo ay soo Agaasimeen...

Madaxweynaha Galmudug Oo La Kulmay Dhallinyarada Magaalada Cadaado “Sawirro”

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ku sugan magaalada Cadaado, ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmay dhallinyarada magaalada Cadaado. Kulankaan ayaa looga...

Galmudug Oo War Kasoo Saartay Dadka Baada Siiya Argagixisada Al-Shabaab

Axmed Macalin Fiqi oo ah Wasiirka Amniga Galmudug ayaa sheegay in Ganacsatada iyo shacabka reer Galmudug ay uga digayaan in Al-Shabaab ay siiyaan lacagaha loogu...

Ugu Akhris Badan