Wararka

Baarlamaanka Carabta Oo Bogaadiyey Shirka Dhab U Heshiisiinta DFS Iyo Soomaaliland

Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Dr. Yuusuf Al-Cuseymiin ayaa boogaadiyay Shirkii Dhab u heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland, isaga oo sheegay...

Ciidamada DFS Oo Fashiliyey Weerar Ismiidaamin Oo Ay Soo Qaadeen Maleeshiyaadka Argagixisada.

Ciidanka Xooga Dalka ayaa Fashiliyey weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo saakay waabirigii hore ay  ku soo...

Baarlamaanka Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka oo ku bogaadiyey Madaxweyne Farmaajo Shirkii Dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland

Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) Dr. Yuusuf Al-Cuseymiin ayaa boogaadiyay Shirkii Dhab u heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland, isaga oo...

Wasaaradda Dekadaha Kalluumeysiga Galmudug Oo Soo Dhoweysay Dhaqaalaha Lagu maalgelinayo Dhismaha Dekadda Hobyo.

Wasiirka Wasaarada Dekedaha Iyo Kalluumeysiga Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye  oo wareysi gaar ah  siiyay Radio Muqdisho ayaa marka hore ka hadlay u jeedka...

Shir Looga Hadlayo Hindise Sharciyeedka Koronta Oo Muqdisho Ka Furmay

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh, ayna weheliyaan Wasiirka Ku Xigeenka Wasaaradda Cismaan Libaax Ibraahim Iyo...

Ugu Akhris Badan