Wararka

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xariga ka jaray xafiiska hubinta tayada qalabka dhismaha+Sawirro.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta xariga ka jaray xafiiska hubinta qalabka dhismaha oo qalabeyn casri ah lagu sameeyay,...

Wajiga labaad ee shirka wada-tashiga ka qeyb qaadashada isbeddelka Cimillada oo ka furmay Muqdisho+Sawirro.

Wajiaga labaad ee shirka wadatashiga ka qeyb-qaadashada isbeddelka cimillada ee heer Qaran ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga isbeddelka...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kormeeray isbitaalka deegaanka Gawaan ee gobolka Mudug+SAWIRRO.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiiro, Xildhibaano Iyo maamulka Gobolka Mudug ayaa kormeer...

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhoweeyay Dalka Turkiga +Sawirro.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo soo dhaweyn ah xalay ugu sameeyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga...

Xukuumadda Soomaaliya oo Gobalka Banaadir ku wareejisay Maamulka Waxbarshada ee Caasimadda Dalka+Sawirro.

Xukuumadda oo dedaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobalka ku wareejisay mas'uuliyadda maamulka...

Ugu Akhris Badan