Wararka

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha XFS oo Kulan fogaan arag ah uga qeyb-galay madasha adeegsiga Afsoomaaliga.

Dood cilmiyeed looga hadlayay Xaaladda Af Soomaaliga ee dhinac  Maamulka iyo ganacsiga, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa lagu qabtay barta Zoomka...

Duqa Miqdisho oo dhagax dhigay xaruun lagula tacaalayo fatahaadaha ka dhasha roobabka.[Sawirro]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta dhagax dhigay goob loogu talogalay in laga dhigo Biya-qabad...

Marwada Madaxweynaha Dalka oo dhagax-dhigtay Cisbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka Hobyo+Sawirro.

Marwada Madaxweynaha Dalka Saynab Cabdi Macalin iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid  ayaa maanta dhagax-dhigay  Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Degmada Hobyo...

Sii hayaha Wasiirka Shaqada XFS oo shir Guddoomiyay kulanka habraaca shaqo qorista shaqaalaha Dowladda+Sawirro.

Sii hayaha wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiiq Warfaa ayaa maanta guddoomiyay kullan la xiriiray dardargalinta hab-raaca shaqo qorista shaqaalaha...

QM oo sheegtay in ay kumannaan Soomaali ah ku xanniban yihiin Dalka Yemen.

Hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in kumannaan musaafuriin sharci darro ah ay ku xayiran yihiin Dalka Yemen, halkaas oo...

Ugu Akhris Badan