Wararka

Wasiirka Amniga Galmudug Oo Kormeeray Xero Lagu Tababari Doono Ciidamada “Sawirro”

Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Mudane Axmed Macalin Fiqi oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Galmudug ayaa kormeeray xerada tababarka ciidanka...

Madaxweyne Waare Oo Shaqaale La Dilay U Xilsaaray Guddi Wasiiro Iyo Xildhibaanno Isagu Jira.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasi oo baaritaanno ku soo sameynaya falkii 28-kii bishan lagu...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo La Dardaarmay Garsoorayaal Xilalkooda Loo Dhaariyay.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan Baashe Yuusf Axmed, ayaa la dardaarmay garsoorayaal la dhaariyay maanta oo ka howl gelaya maxkamadaha degmooyinka gobalka Banaadir,...

Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda 2020 Oo 35% La Kordhiyay

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada oo maanta si aqlabiyad leh loogu ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda sanadka...

Wasiirka Amniga Galmudug Oo Kulan La Qaatay Dhallinayarada Gaalkacyo “sawirro”

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa galinkii dambe ee maanta magaalada Gaalkacyo kaga qayb galey kulan dhiiri galin ah oo ay soo Agaasimeen...

Ugu Akhris Badan