Wararka

Trump Oo Ku Hanjabay Inuu Ciidamo U Dirayo Goobaha Rabshadaha Ka Socdaan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trumo ayaa ku hanjabay in ciidamo milateri u dirayo goobaha ay ka soconayaan dibadyada rabshadaha wata ee ka socda qeybo ka...

Madaxweynaha Galmudug Oo Shaaciyey In Ay Deegaannada Galmudug Hub Aruurin Ka Sameynayaan.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal badan uu...

Dadka u soo ridanyo xanuunka covid-19  oo kusoo badanaya magaalooyinka Galmuudug 

Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug,ilaa hada waxaa la helay ilaa iyohada 54 qof  oo...

Dowladsa Soomaaliya oo cambaariysay weerarkii argagixisadu ay ku qaaday dadka rayidka ah ee istibaalayay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye (War-saxaafadeed)

Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay weerarkii bahalnimada ahaa ee maantay ay argagisadu ku qaaday dad riyadah oo saarnaa gaari ay dadwaynahu isticmaalan...

Prof. Dufle: Sigaarka & Shiishadu waxay fududeeyaan qaadidda iyo faafidda cudurka COVID-19

Muqdisho:-(SNTV)-31-ka May maalinta Caalamiga ah ee joojinta tubaakada &Sigaarka (world no Tobacco day), Iyadoo sanad walba maanta oo kale 31-ka May ay ku beegan...

Ugu Akhris Badan