Wararka

Degmada Mahaddaay oo fatahaaddu ugasii dareyso.

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada Degmada Mahaddaay, Saalax Fuleel Xaaji ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in Degmada gebi ahaanba ay ka go’day jidadka soo...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hey’adda Batroolka Soomaaliyeed oo dalka dib ugusoo laabtay[sawirro]

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya oo muddo Todobaad ah ku suganahay Dalka Turkiga Ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Hay’adda...

Waaxda gurmadka deg degga ah oo ku guuleysatay daminta dab ka kacay Hotelka Royal Palace[Sawirro]

Waaxda Gurmadka degdegga ayaa ku guuleystey daminta dab ka kacay Hoteelka Royal Palace ee ku yaala Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir. Howlwadeennada Waaxda Gurmadka degdega...

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Guddoomiyaha cusub ee Dharkeynleey[Sawirro]

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Golaha Shacabka iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta ka qeyb...

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka oo booqday bar-xuduudeedka Qeydar.

Kormeerkan uu Gaashaanle sare, Maxamed Aadan Koofi, Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda uu ku tagay bar-xuduudeedka deegaanka Qeydar ee Gobolka Galgaduud oo ku taala...

Ugu Akhris Badan